Tel No: 025775-4692 / 025775-3848

Login
There is no image

Vision, Mission and Values


Hadafka (mission)

Xafiiska waxbarashada DDSI oo adeegsanaysa cudud waxbaratay iyo khayraadka uu haysto wuxuu fidinayaa fursadaha helintaanka waxbarasho tayadeeda la sugay oo ay sinaan iyo kaqaybgal ku dheehantahay, isla markaana lagu saleeyay daraasaad iyo cilmi baadhis, si kor loogu qaado horumarka bulshada iyo kobcinta af –soomaaliga taasoo lagu gaadhayo dimoqraadiyad iyo maamul suuban.

Himilada (Vision)

In bulshada DDSI la gaadhsiiyo waxbarasho tayaysan si loo helo muwaadiniin leh karti iyo aqoon ay kula tartamaan dhigooda caalamka, isla markaana aaminsan dimoqraadiyad lehna aragti horumarineed sanadka 2017 T.I.

Hab-dhaqanka Shaqo (Core Values)

Mudnaanta bulshada(Community first)
Ka-go’naansho& Isbadal-doonnimo (Commitment& Change-oriented)
Cadcaddaan& Isla-xisaabtan (Transparency& Accountability)
Sareynta Sharciga (Rule of Law)
Kaqabgalka Bulshada (Community Participation)
Aaminnimo (Trustworthiness)
Wada-shaqayn/iskaashi (Collaboration)
Hogaamin shaqaale ah (Servant Leaders)