Tel No: 025775-4692 / 025775-3848

Login
There is no image

Halkan hoose R.lambarkaaga gali

Ogaysiis Ogaysiis

Waxaan dhammaan ardayda fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2009 T.I ogaysiinaynaa in dhibcaha lagu gudbayo ay tahay sidatan.

42 Gabdhaha
44 Wiilasha

Sidoo kale ardayda baahida gaarka ahna waxay ku gudbayaan sidan.

34 Gabdhaha
36 Wiilasha