Tel No: 025775-4692 / 025775-3848

Login
There is no image

News

Post on 2018-06-05 03:24:48

Imtaxaanka Fasalka 12aad Oo Si Rasmi Ah Uga Bilawday Dhamaan Deegaanka

Jigjiga(cakaaranews)Isniin, 4ta, June 2018. Kadib markii uu si nabadgalyo ah uga soo dhamaaday deegaanka imataxaakii heer qaran ee fasalka 10aad ayaa Waxaa maantana si rasmi ah dhamaan dalka iyo deegaankaba uga bilawday imataxaanka heerqaran ee fasalka 12aad iyadoo xarunta deegaanka eemagaalada jigjiga ay kormeer indhoindhoyn ah kusoomareen habsami usocodka imtaxaanka mas’uuliyiin uu horkacyo wasiirka xafiiska waxbarashada DDSI oo uu waheliyo maayorka MMJ iyo agaasimayaasha xafiiska......See More


Post on 2018-05-28 12:59:46

በጅግጅጋ ከተማ በ40 ትምህርት ቤቶች መካከል ለ1 ወር ሲካሄድ የነበረው የትምህርት ውድድር ተጠናቋል

ውድድሩ እየተጠናቀቀ ባለው የትምህርት ዘመን የተማሪዎችን አቅም ከመፈተሽ ባለፈ በግል እና በመንግሥት ትምህርት ቤቶች መካከል ያለውን ግንኙነትም የተሻለ ያደርገዋል ተብሏል። የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ትምህርት ቢሮና የጅግጅጋ ትምህርት ጽ/ቤት በጋራ ያዘጋጁት በከተማው ውስጥ በሚገኙት የመንግሥት እና የግል......See More


Post on 2018-05-28 01:03:01

MW CMC Oo Kulan Layeeshay Mas’uuliyiinta Gobolada, MM Iyo Degmooyinka Deegaanka

Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee kaali ka furmay kulan balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta 11ka gobol, 6da maamul magaalo iyo 93da degmo ee uu ka koobanyahay deegaanku Hadaba, kulankan balaadhan ee ay kasoo qabygaleen mas’uuliyyinta gobolada, maamul magaalooyinka iyo degmooyinka deegaanka ayaa waxaa furitaankiisii ka hadlay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo sheegay inuu kulankan yahay mid lagyu dardargalinayo shaqooyinka......See More


Post on 2018-05-28 01:00:58

JAWAAB OFFICIAL AH OO KUSAABSAN BEEN ABUURKII MAGAFAYAASHA

Dawlada deegaanka soomaalida itoobiya waa dawlad sharci ah oo u jirta si lamid ah dawlad deegaanada kale ee dalka, waxaana jira sharci, xeer iyo nidaam ugaar ah deegaanka oo aan marnaba lagu xad gudbi Karin, deegaankana waxaa kajira boolis iyo maxkamado utaagan dhanka adeeg bixinta sharciyada laguna hago nidaam xisbi iyo dastuurka deegaanka. Hadaba, qodobka ugu muhiimsan ee sharciga ah ee cidkasta oo magafe ah looga baahan yahay waa inay liqaan tabletka uu XDSHSI uqoro ama kiniinada iyo......See More